Ra’isul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Shirka golaha Wasiirada Jubbaland (Sawirro)

Ra’iisul Wasaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaland.   Shirka oo ay sidoo kale ka qeyb galeen wasiirrada Xukuumada Federaalka  ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya socdaalkiisa Jubaland ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta Wasaaradaha kala duwan ee heer federaal iyo Jubaland. … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Shirka golaha Wasiirada Jubbaland (Sawirro)